Dulmidiid media

Dulmidiid media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dulmidiid media, Grocers, City Square, City Square.

26/11/2024

Ree gadow maxaa qorsha eh howsha wey sii halabeysaye

gudomiyaha Cusub ee dolow 👀

17/08/2024

War deg deg ah

Wararka aan ka helno deeganka shatilow ayaa sheegayaa in uu dagal toos ah hada ku dhex maray
Ciidamada dowlada iyo argagaxida alshabab
Warka warka xigo iala soco Doolow Iyo Maanta

Dulmidiid media

  Dab xoogan  ayaa ka kacay Suuq kuyaala Magaalada Jowhar ee Xarunta HirShabeelle halkaas oo ay taalo hanti fara badan o...
11/08/2024

Dab xoogan ayaa ka kacay Suuq kuyaala Magaalada Jowhar ee Xarunta HirShabeelle halkaas oo ay taalo hanti fara badan oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed.

Dulmidiid media

Baafin Nolol ama geeriWaxaan baafinaya Abdifitah Sheekh Mohamed Sheekh Omar oo ku magacdheer Iidle oo la waysan yahay mu...
08/08/2024

Baafin
Nolol ama geeri

Waxaan baafinaya Abdifitah Sheekh Mohamed Sheekh Omar oo ku magacdheer Iidle oo la waysan yahay mudo 5 sano ah.
Markii ugu wardambaysay waxa uu joogay Xagardheer Kenya.

Qabiilkiisu waa Mareexaan Celi Dheere Reer Sheekh

Fadlan hadii aad war iyo wacaal ka hayso fariin iigu dhaaf comentiga

Mahadsanidiin

Dulmidiid media

Eygaas waxa uu afka kusitaa gacan ay Ka go,day dadkii xalay lagu xasuuqay xeeb liido.Wlhi hadii aad dhalinyaroy sidaan K...
03/08/2024

Eygaas waxa uu afka kusitaa gacan ay Ka go,day dadkii xalay lagu xasuuqay xeeb liido.

Wlhi hadii aad dhalinyaroy sidaan Ku,aamustaan oo ilaa madaxwaynaha arintaan dhib kunoqon waydo oo aan tilayasha aan xilalka looga qaadin .

Oo ninka halkaas ragaas keenay aan sharci lahorkeenin waa hubaal in aad sidaa udhamaanaysaan.

Xiligii amusnaanta hadhamaato
Kolay waadba dhimanaysaane adinkoo xor ah dhinta.

Dulmidiid media

DEGDEG:Shacabka ku sugan magaalada Muqdisho oo laga codsanyo in ay tagaan goobaha caafimaadka si ay ugu deeqaan dhiigood...
02/08/2024

DEGDEG:Shacabka ku sugan magaalada Muqdisho oo laga codsanyo in ay tagaan goobaha caafimaadka si ay ugu deeqaan dhiigooda dadka ay waxyeeladu kasoo gaadhay qaraxii lala beegsaday shacabkii ku cawaynayay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho

02/08/2024

Isbitaalada caasumada Muqdisho, waxay dalbanayaan dhiig deg deg nooc kasta, maadaama la geeyey dhaawacyo deg deg ugu baahan dhiig, Fadlan haddii aad joogto Muqdisho horey u gaar Isbitaalka kuugu dhaw.

Badbaadi walaalkaa, Daqiiqado kahor Faraxsanaa haddase badbaado kaaga baahan.

Wiligey ma arkin dad sidaan oo kale u dhamaaday lkn caawa murugo ayaa taalo. Meydadka ayaa meel kasto oo xeebta kamid ah...
02/08/2024

Wiligey ma arkin dad sidaan oo kale u dhamaaday lkn caawa murugo ayaa taalo.

Meydadka ayaa meel kasto oo xeebta kamid ah Daadsan.😪😪

02/08/2024

War Deg:Deg ah:-Weerar ku bilowday Qarax ayna daba socoto rasaas ayaa ka socota xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho.Wararka hordhaca ah ee aan heleyno ayaa xaqiijinaya in rasaastu ay ka socoto gudaha Hotelada ku yaalla xeebta Liido,Goobjoogayaal ayaa TV-ga Universal u xaqiijiyey in qof uu isku qarxiyey Hotelka Beach View gaar ahaan dhanka xeebta,Rag hubeysan ayaana ka dhax dagaalamaya hotelkaas.Dhimasho iyo Dhaawac ayaa jira lamana oga inta uu le'egyahay maadaama wali rasaas ay socoto.Xeebta Liido oo ah goob mashquul badan ayaa waxaa xilliyada basiinada ee Jimcuhu ay ka mid tahay u damaashaad taga dad fara badan.Lasoco wixii faah-faahin ah ee kasoo kordha.

Address

City Square
City Square

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulmidiid media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category