14/08/2026
🚨 : XIISADDA TIGRAY OO HALIS GAADHAY IYO CIIDAMADA CUSUB EE DHAQAAQAY!!
Wararka la helayo Waqooyiga Itoobiya waxay sheegayaan in kumanaan ka tirsan ciidamada dowladda Itoobiya oo wata hub iyo gantaalo casriya ay jihooyin kala duwan ugu sii jeedaan dhanka Tigray, iyadoo la soo sheegayo dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo xiisada halisa oo durba bilaabatay.
⚠️ Waxaa muuqata in xiisaddii u dhexeysay dowladda Itoobiya iyo TPLF ay mar kale isu beddeli karto dagaal oo ay faraha kabaxday inay waxkasta isbadalaan saacadaha soosocda ayaana laga cabsi qabaa.
Wixii kasookordha iyo wararkii ugu danbeeyay marwalba halkan iyo barahayga kaladuwan kalasocda Amiin Qaamuus Akid