Chef Samiiro Soy Sauce

Chef Samiiro Soy Sauce ✨بسم الله✨
🥀 Baro cunto karinta si fudud🥀
Follow Page

25/04/2026

Hadii aad ku dhiban tahay timaha iyo maqarka xalkaaga Health and Beauty u doono 🫶❤️.

25/04/2026

#0619692429 Baasto caafimad iyo taxadar isku darsatay wax calool ah kaama soo bixineyso because of wheat semolinaha ee ka sameysan tahay awgeeda 🤤❤️😇.

25/04/2026

8/10 chocolate cake caadi iska soo sameyso conflaxes kaaga na iskaga soo Quraaco 😂🫶❤️.

24/04/2026

Dalxiiska sidaa u rabnay ma noqon lakin vibe fiicanaa soo qadanay ❤️🥰 xafaayada from .co cuudka iyo uduga from

24/04/2026

Qamiis iyo Jimco jadwalkeena late waye 🫶🥰 ❤️saake maxaa ku quracatay 🤤❤️. Casho

23/04/2026

“Barako Cali jimcale got all the best snacks ❤️🥺. ”

22/04/2026

Chicken suqaar iyo bariis 🤤❤️.

22/04/2026

Reer nairobi saake war isiiya 🤣🤣🤣😭😭😭 Abtidoon ✨ dhaga hadal xalaal ah 🤣🤣🤣.

21/04/2026

Selfcare day at spa ❤️🧖‍♀️🥰.

18/04/2026

Tips and tricks aa ka tagay hadee jiraan hoos kusoo reeb halagaa faaidee 👇👇👇
beauty hub

16/04/2026
15/04/2026

Marabtaa inaad ka daadsato xaajiga waxa jeebkisa ku jiro 🤣🤣🤣 cook him this lunch and go shopping the next day ❤️🛍️💵💸💰

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chef Samiiro Soy Sauce posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category