Raasi Ahmar Fishing Company

Raasi Ahmar Fishing Company fish production and retail Raasi Ahmar Fishing Company was founded and incorporated in Puntland State of Somalia in 1997 by Mr.

Said Mohamed Muse, founder/CEO, who is from a family of fisheries and has more than 30 years of experience in the fishing industry. RAFCO has been operating in Puntland for the two decades, supplies different fish products to the local markets of Puntland State of Somalia and it has got its middle-term strategy to expand its business operations in other states of Somalia as well as establishing ov

erseas trading relations with the relevant international trading companies in the long run. Somalia has one of the longest coastlines in mainland Africa as well as one of the best fishing grounds in the continent. We source the finest fresh fish that is captured from the Indian Ocean as well as the Red Sea. We source from both mid-water and deep-sea: therefore, we can supply a diverse range of fish which include tuna (all
species), kingfish, sardines, mackerel, cattle fish, squid, shark, groupers, red snapper and many more high-quality fish species. We have a valuable base (staffed by the current team with local knowledge and contacts) on the Somali coast. Most importantly, we have access to a network of local fishing boats that land regularly and exclusively to us. This means we are able to offer you the very freshest fish straight off the boat. We have a strict focus on quality of our products and great customer service. We know the importance of supplying our customers with the right quality, right price and at the right time. We have a close and a cordial relationship with some of the East Africaโ€™s largest logistic companies and together we offer a fast-logistic solution in order to supply our products to our target markets without a minimum delay and hassle for our customers.

07/05/2026
01/05/2026

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka!

Happy Labour Day.

Shirkada RAASI AHMAR FISHING COMPANY RAFCO waxaay u mahad celinaaysaa dhammaan shaqaalaha Shirkada iyo kuwa Caalamka oo dhan waa tiirka horumarka bulshada iyo dhaqaalaha dalka. ๐Ÿ’ผ

Waxaanu idin rajaynaynaa guul, barwaaqo iyo horumar joogto ah idinka iyo dhammaan qoysaskiinaba.

๐Ÿ“… 1-da May 2026 ๐ŸŒ Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka!

Waa kaas lasoodabey e loodaadshay Shabaqiiye.
10/04/2026

Waa kaas lasoodabey e loodaadshay Shabaqiiye.

Fish and Seafood Types available From Raasi Ahmar Fishing Company Noocyada Kalluunka iyo Cuntooyinka Badda ee laga heli ...
09/04/2026

Fish and Seafood Types available From Raasi Ahmar Fishing Company

Noocyada Kalluunka iyo Cuntooyinka Badda ee laga heli karo Shirkadda Kalluumaysiga Raasi Ahmar

Aniga OO ah Mulkiilaha Shirkada RAASI AHMAR FISHING COMPANY (RAFCO)Waxaan hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda C...
19/03/2026

Aniga OO ah Mulkiilaha Shirkada RAASI AHMAR FISHING COMPANY (RAFCO)Waxaan hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda Ciiddul Fidriga u dirayaa dhammaan Shaqaalaha Shirkada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo Muslimiinta Caalamka OO dhan

Waxaan Alle ka baryayaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu Sooqabanay bishii Ramadaan, dembigeennana iyo kiiwaalidkeen alaha dhaafo,

Alle waxaan ka baryayaa inuu ciiddan ciiddeeda nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo, iyo horumar Aamiin aamiin

Ciid Mubaarak

RABADAAN MUBARAK Waxan leeyahay dhamaan bulshada muslimiinta ah meelkasta oo aay aduunka ka joogaan kusoma nabadgelyo iy...
17/02/2026

RABADAAN MUBARAK

Waxan leeyahay dhamaan bulshada muslimiinta ah meelkasta oo aay aduunka ka joogaan kusoma nabadgelyo iyo caafimaad qab

Aamiin aamiin

Waa masulka Shirkada RAFCO

2021 November 2025 Waa maalinta Kalluunka Aduunka Ilaalinta Khay,raad ka Baddena waa nolosha jilasheen sokoraya waa in a...
22/11/2025

2021 November 2025 Waa maalinta Kalluunka Aduunka

Ilaalinta Khay,raad ka Baddena waa nolosha jilasheen sokoraya waa in aan dhowraa OO ka fogaanaa in aan wax yelo ugeeysano kuwa kudhow dabar go,a Sida kalluun Qareedka

Waxaa Jira kuwadhalaya xiliyada qaarkood OO yimaada xeebta si aay udhigaan ukunta

waxan sameeynaa Markaas intaysandhali baan qabsanaa waxa haboonaayd in aan sugno inta aay dhaleeyso.

Aan ilaashano kalluunkena aaynu udhawrano sida xooleheena ariga,geela,idaha,lo,da,

Waxan fariintaa usheega yaa waa Bulshada kalluumaysatada ah

Waxay somaalidu kumaahmaahdaa

Lo,du biyaha iyaadaa bi Isa iyadaana ubaahan inaga bulshadeena kalluumaysatada ahi inaga iyo jiilkeen hada jooga iyo ku wa aay dhali doonaan aan ilaalino mustaqbalkooda.

Mahadsanidin

Website:https://www.rafco.so
Official page: https://raasiahmar
TikTok : https://Raasi Ahmar
Instagram account: https:// Raasi Ahmar
E-mail :[email protected] / Official Email: [email protected]
Office Line:+252 05 82 5761
WhastApp and Phone Number :+252907790991 /+252907853513/ +252661110918

Thank you
Chief Executive Officer & Founder ( CEO ) RAFCO
Eng: Said Mohamed Muse

16/11/2025

In pictures : Raasi Ahmar Fishing Company ( RAFCO)
This was pictures taken from bussiness fair held at Eas Africa university hall in the commerce city of Bosaso Puntland Somalia at Feb 2020.
it was the second bussiness fair held in Bosaso Puntland Somalia.

Website: https://www.rafco.so
E-mail :[email protected] / [email protected]
page :http//raasiahmar
Instigaram : https://Raasi Ahmar
TikTok: https://raasi ahmar

Kilibkani Carwadii labaad puntland Lagu qabtay magaala madaxda ganacsi ga Bosaso puntland Feb 2020

7-October -2025Waxaa Shirkadu keentay Magaalada Bosaso Ganacsade Mohbboo OO leh shirkad kaganacsata kalluunka Faresha ah...
10/10/2025

7-October -2025

Waxaa Shirkadu keentay Magaalada Bosaso Ganacsade Mohbboo OO leh shirkad kaganacsata kalluunka Faresha ah

Maamulka Shirkada RAFCO

15/08/2025
OFFICE MANAGEMENT Mobile Number: and WhatsApp +25290 7853513 + 252 90 7790991 +252 661110918Office Lindi line : +252 05 ...
03/08/2025

OFFICE MANAGEMENT

Mobile Number: and WhatsApp +25290 7853513 + 252 90 7790991 +252 661110918
Office Lindi line : +252 05 82 5761

Address

Corporate Office: Soweto, AirportRoad, Bosaso, Puntland
Boosaaso
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raasi Ahmar Fishing Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raasi Ahmar Fishing Company:

Share