Abdirahman khalif

Abdirahman khalif Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman khalif, Grocers, Bosaso.

Hordhac: Xaflada Qallin badelinta  ardayda fasalka 8aad ee Qoton primary and secondary school Bayla Qoton karkaar puntla...
03/05/2026

Hordhac: Xaflada Qallin badelinta ardayda fasalka 8aad ee Qoton primary and secondary school Bayla Qoton karkaar puntland I

27/10/2025

Fikir inta aadan Qorin

25/10/2025

Firxadka argagixisada Daacish oo billaabay in ay qashaan Dameeraha, kaddib markii go'doonsheen ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland. Argagixisada ayaa hadda joogta maalmahoodii u dambeeyay.

Hambalyo dhamaan ardayda fasalka 8aad oo manta khamiista imtixaankii shahaadiga ah ee dowlada puntland lasoo dhajiyey wa...
31/07/2025

Hambalyo dhamaan ardayda fasalka 8aad oo manta khamiista imtixaankii shahaadiga ah ee dowlada puntland lasoo dhajiyey waxaan sigaara ugu hambalyeyna Ardayda School QOTON primary and secondary school waxaan idin guusha aad keenteen waa mid aaan idinka filaynay

Waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraya Qaraabadii iyo Qoyskii iyo dhamaan umada soomaaliyeed uu ka baxay General morgan  oo ...
29/05/2025

Waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraya Qaraabadii iyo Qoyskii iyo dhamaan umada soomaaliyeed uu ka baxay General morgan oo ku geeriyooday dalka kenya gaar ahaan caasimada nairobi waxaan leeyahay illahay ha u naxariisto qabrigana u nuuriyo samirna inaga siiyo

Waxaa mantay oo talaado ah 27-5-2025 udhamaaday imtixaankii shaahadiga ee dowlada puntland  gaar ahaan iskuulka Qoton pr...
27/05/2025

Waxaa mantay oo talaado ah 27-5-2025 udhamaaday imtixaankii shaahadiga ee dowlada puntland gaar ahaan iskuulka Qoton primary and secondary school waxaan idin rajayn guul iyo mustaqbal ifaaya

Burjigiisu wuu adagyahoo buuqna KarimaayoHambalyo Mudane Madaxwayne
25/11/2024

Burjigiisu wuu adagyahoo buuqna Karimaayo
Hambalyo Mudane Madaxwayne

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman khalif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category