15/10/2025
Kani waa 24 jir Nkusawa Kawa.
Waa Daafaca Xulka Qaranka Kenya ๐ฐ๐ช iyo Kooxda Dogda Club oo ka dhisan dalka Tanzania.
NKusaawa Kawa ayaa Manata kooxdiisu Ugu Hambalyeysay Dhalashadiisa 24-aad Laakiin Warbaahinta caalamka ayuu hadal hayn Badan ka Sameeyey kuwaas oo leh Waa uu ka Wayn Yahay 24 jir.
Adigu da,adiisa imisa sano ayaa ku Qiyaasi Laheed mise waa run oo waa 24 jir ?