13/08/2026
Xog kooban Kulankii Madaxweyne Deni iyo Beesha Reer bicidyahan.
1. Madaxweynuhu wuxuu umuuqday nin dagaal ubiyo dhaansaday oo wajiga iyo suuniyaha soo xiirtay lakiin aan lala ogayn dagaalkaas.
2. Tabashadii beesha wuxuu yiri: waxaas uma imaan hadda Arimmo amni baan ku jiraa ee wax kale ma haysaan.( alyacnii wajigeenu inuu is arko ma jeclayn)
3. Mid kamid nabadoonada ugu muhimsan gobolka oo boos migrationka gobolka bari dowladda federaalka ku soo qortay wuxuu yiri madaama xaange hawshaada ka shaqeeyay ma yeelayo asagoo dalabkii odayaasha uu kala weynaaday la xifaaltanka wasiir xaange.
4. Odayaal badan oo gobolka muhim u ahaa oo ka maquurtay lakulankiisa ayagoo dhowr jeer oo h**e ku soo hungoobay.
5. Dad badan oo xaange siyaasadiisa diidana oo beesha ah baa xalay wicitaano badan ba iswacay weliba rag 5sano aan ismaqal baa ismaqlay.
6. Kulankaa waxaa balankiisa laha wasiir cali xaad oo bulshadda iyo odayaashu badankooda dartiis iyo madaxiisa deni ku aadeen, hadduusan joogeen xataa hal qof uma tageen sida xogagaalka ah.
7. Wasiir xaange waxaa laga filayaa shacbiyadaas cusub oo uu xala kulankii Deni ka helay qaabkuu umaareeyo iyadoo la filayo inuu saaxadda waasiciyo oo rag culus oo shirar qabanaya la arko dhawaan oo wa h**e garabkiisa ugu danbaysay.
8. Odayaasha badankoodu dagaalkii Madaxweynaha la qaatay bay qaateen sida isheegeen badankooda.
Ninka wax falanqaynaya waa nin xamar iyo Puntland lala meeraysatay oo hadda South Sudan usocda.