Horyaal Mineral Group

Horyaal Mineral Group ku Soo Dhawoow Shirkadda Biyaha Horyaal

03/08/2025

Biyaha Horyaal U Door Cafimaadkaga Iyo Qoyskaga


......................
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 Xariika Bulshada
+2520613758594/+2520613758598
+2520906769501
Gmail:[email protected]

Shirkadda Biyaha Horyaal Waxan Hamplayada Iyo Faraxada La Wadagaysaa Shacabka Somaliyeed Ee ku Nool Dalka Iyo Dibada1da ...
01/07/2025

Shirkadda Biyaha Horyaal Waxan Hamplayada Iyo Faraxada La Wadagaysaa Shacabka Somaliyeed Ee ku Nool Dalka Iyo Dibada

1da Luulyo Iyo Guud Ahan Todobaadka Xuriyadda Oo Ah Markii Shacabka Somaliyeed Is Ka Dulqadeen Heerayadii Gumaysiga


Ciid Wangsan Dhamaan Umadda Somaliyeed Gaar ahaan Macaamisha Iyo  Howlwadeenada Shirkadda Biyaha HoryaalDhmaantiin Ku Ci...
29/03/2025

Ciid Wangsan Dhamaan Umadda Somaliyeed Gaar ahaan Macaamisha Iyo Howlwadeenada
Shirkadda Biyaha Horyaal

Dhmaantiin Ku Ciid Nabada , Farxad Iyo Damashada





Dhammaad .......................
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 Xariika Bulshada
+2520613758594/+2520613758598
+2520906769501
Gmail:[email protected]

10/03/2025

Waxan Qayb Wayn ka Ahyn Barnamijka Tartan Cilmiyeedka Bisha Barakesan Ee Ramadaan Ee Dagmada Galkacyo.

Marwalba Waxaan Ka Shaqaynaynaa Farxadda Iyo Haqabtirka Bulshadeena.

Horyaal Ka Dhigo Wehelkaaga Oo Hareertaada Dhigo Biyaha Horyaal



Dhammaad .......................
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 Xariika Bulshada
+2520613758594/+2520613758598
+2520906769501
Gmail:[email protected]

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.Ramadaan mubaarak. Farxad, caafim...
28/02/2025

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Ramadaan mubaarak. Farxad, caafimaad,Nabadd iyo cibaado ku sooma
Alle Idankis

Saxiib Ka Dhigo Biyaha HoryaalMeel Walba Iyo Goor kasta      Dhammaad........................𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 Xariika Bulshada +...
17/02/2025

Saxiib Ka Dhigo Biyaha Horyaal
Meel Walba Iyo Goor kasta


Dhammaad........................
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 Xariika Bulshada
+252 0613758598/+252 906769501
[email protected]

Madax Suuq gaynta Iyo Xariika Bulshada  Shirkadda Biyaha Horyaal Mudane Abdulaahi Khaliif Abdulaahi  Ayaa Booqday  Xarun...
24/12/2024

Madax Suuq gaynta Iyo Xariika Bulshada Shirkadda Biyaha Horyaal Mudane Abdulaahi Khaliif Abdulaahi Ayaa Booqday Xarunta Maktabadda Guud Ee Galkacyo

Maamulka Maktabadda Aya Sodhawayn Iyo Warbixn ka Siiyey Shaqadda Ay U Hayaan Bulashada

Maamulka Ayan Ku Warejiyey Qayb Kamida Wax Soo Saarka Shirkadda Si Ay Akhristaysha U Dareman Nashadaad





Dhammaad........................
𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚
+252 0613758598/+252 906769501
[email protected]

Faaidooyinka Laga Helo Cabida Biyaha •  Cafimaadka Masakaxda • Yareenta Miisanka • Hagaajinta Dheefshiidka •Cafimaadka M...
01/10/2024

Faaidooyinka Laga Helo Cabida Biyaha
• Cafimaadka Masakaxda
• Yareenta Miisanka
• Hagaajinta Dheefshiidka
•Cafimaadka Maqaarka
• Ka Hortagga Caabuqa
• Hagaajinta Hurdada Iyo Tamarta
• Xoojinta Murqaha
●Iwm
Shirkadda Biyaha Horyaal Ku Xirnow Oo Hel Biyo Tayo Leh Kuna Wangsan Cafimaadka

08/09/2024

Biyo Nadiifa Oo Saafi Ah

Jumma Mubarak Dhamaan Macamiisha Shirkadda Biyaha Horyaal
19/07/2024

Jumma Mubarak Dhamaan Macamiisha Shirkadda Biyaha Horyaal

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 01:00 - 17:00
Tuesday 01:00 - 17:00
Wednesday 01:00 - 17:00
Thursday 01:00 - 17:00
Saturday 01:00 - 17:00
Sunday 01:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Mineral Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share