Culay Dairy Farm

Culay Dairy Farm CDF | Cab,Carruurtana sii Caanaha Culay waa caafimaadka iyo farxada qoyska Culay! fresh milk 🥛

06/05/2025

Culay Dairy Farm: Buugaan wuxuu siinayaa dadka nasiibka u yeesha habaynkiisa in loo hibeeyo Aqoon, khibrad iyo daryeelka xoolaha iyo daaqsinka si gaara xoolo dhaqatada waa u muhiim.

"Bandhiga buuga Daryeel iyo Daaqsin ee uu qoray Dr- Abdimajiid diirshe Duwe Takhtarka Xoolaha.

Wakhtiga bandhiga waa habeynka khamiista soo galayso bishuna ay tahay 7.05.2025.

Wuxuu ka dhacaya Hotel Royal- Galkacyo.

Bahda Culay:   Waxaan u hambalyeynayaa. " Takhtarka xoolaha,       Dr. Abdimajiid Diirshe Duwe  qoraga buugga Daryeel iy...
05/05/2025

Bahda Culay:

Waxaan u hambalyeynayaa. " Takhtarka xoolaha,

Dr. Abdimajiid Diirshe Duwe qoraga buugga
Daryeel iyo Daaqsin oo kamid ah bahda Xoolo-dhaqatada soomaaliyeed gaar ahaan Gobolka mudug, oo soo bandhigaya buugaan uu ugu talo-galay bulshadiisa inay ka faaidaystaan ayna bartaan aqoonta iyo ahmiyadda xoolaha nool iyo siday u yeelan lahayeen waaritaan.

Waxaa noo muhiim ah inaa nagala soo qaybgashaan bandhiga buuga oo dhacaya habeynka khamiista soo galayso bishuna aybtahay 7.05.2025, wuxuu ka dhacaya hotel Royal Galkacyo.

Af-fur wanaagsan, xilliga Ramadaan ka isticmaalka caano- geel oo saafiya waa muhiim.Mar walba joogtee, isticmaalka caana...
27/03/2025

Af-fur wanaagsan, xilliga Ramadaan ka isticmaalka caano- geel oo saafiya waa muhiim.

Mar walba joogtee, isticmaalka caanaha Culay.
Ku dooro:
1. Nadaafad
2. Tayo
3. Cafimaad

Address

Suuq-Barwaaqo Market
Gaalkacyo
GALKACYO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Culay Dairy Farm posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category