29/11/2024
shaaha fadhi-wanaag
(Ku dooro nadaafad sare)
Noocyada Shaaha:
1. Shaah Bayle, Waa shaah aan sonkor lahayn
2. Shaah Baraad, Waa shaah isku dheeli tiran
3. Lemon tea, Waa shaah liin & sinjibiil leh
4.shaah dulqabad, waa shaah caleen badan.
5. Shaah hoos-qabad, waa shaah sonkor badan.
Noocyada Cuntada:
1. Malawax & Oodkac
2. Malawax & Caano
3.malawax & suqaal
4.malawax & malab iyo caano macaan
5. Sabaayad & Oodkac
6. Sabaayad & Caano
7. Sabaayad & suqaal
8. Sabaayad & malab iyo caano macaan
9. Bur-xabaal & Oodkac
10. Bur-xabaal & Caano
11. Bur-xabaal & subah
12. Bur-xabaal & suqaal
13. Roodhi & Oodkac
14. Roodhi & suqaar
15. Canjeelo & Oodkac
16. Canjeelo & suqaar
17. Canjeelo & subag ama macsar
Xiriir: 0907691987