Cabsiiye Cafe and Restaurant

Cabsiiye Cafe and Restaurant Waxa aad ka helaysaan dhamaan sharaaba, buskududa, agabka nadaafada, cosmetics oo kala duwan sida cadaro iyo creams. kusoo dhowaada gacmo furan.

Waxa kale oo barbar socda shidaalkii iyo agabkii kala duwanaa ee gaadiidka oo aad ku helayso qiime jaban.

18/02/2026

Soonqaad wanaagsan naga Soo wac Numberkan hadii aad u baahatey adeegyadan hoos ku xusan.



.

Waxa aad ka helaysaan dhamaan sharaaba, buskududa, agabka nadaafada, cosmetics oo kala duwan sida cadaro iyo creams.
Waxa kale oo barbar socda shidaalkii iyo agabkii kala duwanaa ee gaadiidka oo aad ku helayso qiime jaban.

kusoo dhowaada gacmo furan.

25/01/2026

For Orders you Can Call 📞 this Number

☎️ 625588 ☎️

10/12/2025
Ku Darso Maalintaada inaad Soo Cabto Bunka Cabsiiye.
02/11/2025

Ku Darso Maalintaada inaad Soo Cabto Bunka Cabsiiye.

KUSOO Dhowow CABBSIIYE CAFFE AND RESTAURANT.Adeeg wixii aad u baahato waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa Numberka Gaaban...
20/10/2025

KUSOO Dhowow CABBSIIYE CAFFE AND RESTAURANT.
Adeeg wixii aad u baahato waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa Numberka Gaaban ee hoos ka muuqda.

20/09/2025

Ka Cabsiiye ahaan waxa naga Go’an dhiirigalinta Dhalinyarta iyo Aqoonyahanka Gobolka.
Hambalyo ayaanu Leenahay Ardaydii 2025 ka qalin badalatay Jaamacada Timacade iyo Dugsiyada kala Duwan de Gobolka.

Waxa Aanu Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Dhamaan Ardeyda kala Duwan ee Maanta Ka Qalin-badalanaysa Jaamacada Tima-ade ...
07/09/2025

Waxa Aanu Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Dhamaan Ardeyda kala Duwan ee Maanta Ka Qalin-badalanaysa Jaamacada Tima-ade kuliyaheeda kala duwan iyo heerarka kala duwan ee waxbarasho.
Ka Cabsiiye Waxa aanu la qeybsanaynaa Farxada iyo Damaashaadka Maalintooda, waxa aanu u rajaynaynaa Mustaqbal Ifaya iyo Horumar waara.

Cabsiiye Cafe and Restaurant.
29/08/2025

Cabsiiye Cafe and Restaurant.

Subax Wanaagsan.Waxa maanta Nala Quraacdey Gudida Nabada ee Jamhuuriyada Somaliland, kuwaasi oo la kulmay Odayaasha Maga...
29/04/2025

Subax Wanaagsan.
Waxa maanta Nala Quraacdey Gudida Nabada ee Jamhuuriyada Somaliland, kuwaasi oo la kulmay Odayaasha Magaalada Dabeeto uga sii gudbi doona Wadanka aynu Jaarka Nahay ee Ethiopia.

Address

Road No. 2 Next To The Police Station
Gebiley

Opening Hours

Monday 07:30 - 00:00
Tuesday 07:00 - 00:00
Wednesday 07:30 - 00:00
Thursday 07:30 - 00:00
Friday 08:00 - 11:00
14:30 - 00:00
Saturday 07:30 - 00:00
Sunday 19:30 - 00:00

Telephone

+252633178734

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabsiiye Cafe and Restaurant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabsiiye Cafe and Restaurant:

Share

Category