Bahnano Trading Company

Bahnano Trading Company Bahnaano Waa Shirkad Soo Dajisa Dhamaan Alaabaha Sida Toys, foodstuff, Cosmatics, plastics iyo Stationary

Bahnaano Trading Company waxa kugu diyaar ah Ink-Epson 100ml Macmiil ku soo dhawaw.
08/06/2026

Bahnaano Trading Company waxa kugu diyaar ah Ink-Epson 100ml Macmiil ku soo dhawaw.


✨ Ciidul Adxaa Mubaarak βœ¨πŸŒ™Maamulka iyo shaqaalaha Bahnano Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaa...
26/05/2026

✨ Ciidul Adxaa Mubaarak βœ¨πŸŒ™

Maamulka iyo shaqaalaha Bahnano Trading Company waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa awgeed.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, sanadkan sanadkiisana nagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo farxad joogto ah. 🀍

Ciid wanaagsan, farxad iyo reyn-reyn ku ciida! πŸ‘πŸŒ™βœ¨



26/05/2026

Shirkadda Bahnano Trading Company waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Islaamka ugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Ciid wanaagsan, farxad iyo barwaaqo allaha inagu gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa nabad iyo caafimaad. πŸŒ™βœ¨

24/05/2026

Agabkii nadaafadda oo dhamaystiran waxaad ka helaysaa Bahnaano Trading Company.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-7853333
πŸ“ Laamaha: Hargeysa, Burco & Wajaale

Macmiil ha ka walwalin ID card danbe kaa xoqmayaa ma jiro waayo Bahnano Trading Company waxay kuu keentay ID CARD CASE o...
20/05/2026

Macmiil ha ka walwalin ID card danbe kaa xoqmayaa ma jiro waayo Bahnano Trading Company waxay kuu keentay ID CARD CASE oo caag ah oo kuu ilaalinaya ID kaaga.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-7853333
πŸ“ Laamaha: Hargeysa, Burco & Wajaale

πŸŽ‰Hambalyo 18 May πŸŽ‰Maalin weyn oo xusuus iyo sharaf u leh dhammaan shacabka Somaliland.18 May waa maalintii dib ula soo n...
17/05/2026

πŸŽ‰Hambalyo 18 May πŸŽ‰

Maalin weyn oo xusuus iyo sharaf u leh dhammaan shacabka Somaliland.
18 May waa maalintii dib ula soo noqoshada madax-bannaanida, midnimada iyo qaranimada Somaliland. πŸ’šπŸ€β€οΈ

Waxaan u rajaynaynaa dalkeenna nabad, horumar iyo barwaaqo joogto ah.
Alle ha inoogu wada ilaaliyo dalkeenna iyo dadkeenna. ✨

Macmiil maqas xafiis oo tayo sare isla markaana shaqaada ku fudaydinaya waxaad ugu imaynaysaa Bahnano Trading Company. πŸ“ž...
13/05/2026

Macmiil maqas xafiis oo tayo sare isla markaana shaqaada ku fudaydinaya waxaad ugu imaynaysaa Bahnano Trading Company.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-7853333
πŸ“ Laamaha: Hargeysa, Burco & Wajaale

12/05/2026

Bahnaano Trading Company ugu kaalay maqas nooc kasta ah iyo cutter knife oo aad u tayo sareeya.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-7853333
πŸ“ Laamaha: Hargeysa, Burco & Wajaale

Bahnano Trading Company waxaad ka helaysaa Airpods-kii ugu danbeeyay oo aad u tayo sareeya.πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga so...
10/05/2026

Bahnano Trading Company waxaad ka helaysaa Airpods-kii ugu danbeeyay oo aad u tayo sareeya.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-7853333
πŸ“ Laamaha: Hargeysa, Burco & Wajaale

Bahnano Trading Company Waxay ku haysaa Invitation card mixed 197 ee meheradaha iyo aroosyada ba oo nashqado kala duwan ...
06/05/2026

Bahnano Trading Company Waxay ku haysaa Invitation card mixed 197 ee meheradaha iyo aroosyada ba oo nashqado kala duwan leh saaid na u qurux badan.
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah naga soo wac: 063-7853333
πŸ“ Laamaha: Hargeysa, Burco & Wajaale

Address

Hargeisa Suuqa Xero Hadhuudha
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00
Friday 13:30 - 19:00
Saturday 07:30 - 12:00
16:00 - 16:00
Sunday 07:30 - 12:00
16:00 - 20:00

Telephone

+252634043405

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bahnano Trading Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bahnano Trading Company:

Share