Ibraahim cisman

Ibraahim cisman kusoo biir

09/01/2026
17/01/2023

Adiga waxaa tahay bilowga qof noloshiisa, isla qofkaana waa dhammaadka noloshaada, waxa idiin dhaxeeya ayaa ah dabarka jacaylka iyo dhaqamadiinna, micnaha ayaa ah in la is dhammestiro, oo qof kaliya dunidan micno buuxa ku yeelan karin.

Ha raadin qof dhammeystiran ee raadi qof aad dhammeystirto ama ku dhammeystira

30/12/2022

Jaceylka waa dareenka ugu quruxda badan ee qof uu dareemo sidaas oo kale marna waa dareenka ugu xanuunka badan ee qof uu dareemo maxaa yeelay jaceylka ayaa waxaa ku gedaaman xaallado is barbar socda oo ah farxad iyo murugba Hadii aad farxadiisa haysato dheh "Alhamdulillah Hadii aad xalladiisa kale ku sugan tahayna cashir ka dhigo kana dhaqaaji ader mcn.

30/12/2022

Masha ALLAH

Address

25
Hargeisa

Telephone

+252633868891

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibraahim cisman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibraahim cisman:

Share