21/07/2024
Daaci saaalax ====miyuu saxan yahay =====sosheeg.
Daaci saaalax waa wiil dhalinyaro ah oo
Hargaysa ku nool sidaan u malaynaayo
Isyadoo sidaasi jirto waxa siiraaca
Wiilka xilimaa labaratay
Maalin uu gabadh mehersanaayey
Ayuu aad u ooyey maalinkas uu ooyey ayaa labartay
Anigoo runta sheegaaya wiil Kani waxa uu dumarka horta
Mar walba wax uga sheegaa waa sidaas oo lacag yar uu isku ururiyey Buu ku mehersaday
Markaa wiilkaasi
Waxaan o dhankaraa
Laba shaybaa isugu darsa may labadaa Shayna
Midbaa daaway leh
Halka kakale aanu dewo lahayn
Waana
1=doqoniimo
2=jaahilnomo
Markaa mid wuu kabaxayaa oo wax Buu barankara yaa takale miyaa wuu ku dhimanayaa
Oo doqon weligii ma fiicnaado ......