Somali Meat Company

Somali Meat Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Meat Company, Meat Wholesaler, 21 November, Mogadisho.

Somali meat is privately owned by group of meat exporters and theoretically was established in 1995 for the mission of producing & exporting quality fresh & frozen meat.

CIID WANAAGSANBahda Someat waxay ugu hambalyanayaan munaasibadda Ciidul Firti dhammaan muslimiinta gaar ahaan shacabka S...
19/03/2026

CIID WANAAGSAN

Bahda Someat waxay ugu hambalyanayaan munaasibadda Ciidul Firti dhammaan muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxay Ilaahay uga baryayaan in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii kale ee ay gudanayeen bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaa kaloon Eebbe ka baryaynaa in uu ciiddan ciiddeeeda kale inagu gaadhsiiyo Khayr, Nabad iyo Barwaaqo.

Ciid Wanaagsan

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค!๐ŸŽ‰๐ŸŒ™Hambalyo dhammaan Muslimiinta caalamka gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed dhalashada bisha barakeysan e...
17/02/2026

๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค!๐ŸŽ‰๐ŸŒ™

Hambalyo dhammaan Muslimiinta caalamka gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed.

Waxaan Alle (SW) ka baryeynaa in uu noogu dhameeyo nabad, caafimaad, barwaaqo iyo cibaado suuban, isla markaana uu naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan.

TACSI!Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Hilibka Soomaaliyeed (Somali Meat Company) waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ...
04/11/2025

TACSI!

Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Hilibka Soomaaliyeed (Somali Meat Company) waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka iyo asxaabta uu ka geeriyooday Rabbi naxariistii janno hasiiyee Sheekh Ciise Xasan Guutaale oo ahaa guddoomiye kuxigeenkii shirkadda oo ku geeriyooday dalka Masar.

Marxuumka waxaan Alle uga baryaynaa inuu kitaabkiisa midigta kasiiyo.

SHIRKADDA SOMALI MEAT COMPANY OO LA GUDOONSIIYE SHAHAADADA ISO 22000:2018,Munaasabad lagu daah furarayay  ogolaanshaha b...
10/05/2025

SHIRKADDA SOMALI MEAT COMPANY OO LA GUDOONSIIYE SHAHAADADA ISO 22000:2018,
Munaasabad lagu daah furarayay ogolaanshaha bixinta shahaadada ISO 22000:2018 oo ay soo agaasintay Shirkadda HALICS oo ah shirkad caalami ah oo bixisa shahaadada ISO 22000:2018 ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa goobjoog ahaa madax ka kala socotay hay'ado kala duwan sida, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS iyo masuuliyiin kale ayaa shirkadda SOMEAT lagu gudoonsiiyey shahaadada caalamiga ah ee ISO 22000:2018,masuuliyiinta kasoo qeyb gashay oo dhammaantoodba bogaadiyay, soona dhoweeyay guushan taariikhiga ah ee usoo hoyatay Shirkadda Hilibka Soomaaliya (SOMEAT) oo ah shirkad Soomaaliyeed oo suuqyada caalamka iyo tiknolojiyada casriga ah lajaanqaadeysa.

ISO 22000:2018 (2025)
22000:2018 (2025)

Munaasabadda Maalinta shaqaalaha aduunka awgeed waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin qiimo badan uga dirayaa dhamaan sha...
01/05/2025

Munaasabadda Maalinta shaqaalaha aduunka awgeed waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin qiimo badan uga dirayaa dhamaan shaqaalaha soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan .

Sidoo kale dhamaan shaqaalaha shirkadda SOMEAT waxaan uga mahad celinayaa wakhtiga iyo xoogga ay geliyeen shirkadda iyo sida hufnaanta ,hal-abuurka iyo hogaaminta leh eey u gutaan shaqadooda,uguna adeegaan macaamiisha shirkadda, uguna qeyb qaataan gaarida yoolkeena.

Hambalyo dhamaan shaqaalaha somali meat company.

# MAALINTA SHAQAALAH 2025 # SHAQO WANAAG # HAWL-KARNIMO # DADAAL JOOGTAA # SOMALI MEAT COMPANY #

WITH SOMALI MEAT #

MEAT COMPANY #

26/04/2025
12/04/2025

Shirkadda Hilibka Soomaaliya (Somali Meat Company) oo ah shirkadda ugu weyn ee soosaarta, dhoofisana hilibka Soomaaliya waxaad mar walba ka heli kartaa hilib saafi ah oo nooc walba leh.

Shirkaddu waxay xarumo badan ku leedahay magaalada Muqdisho, waxayna adeegyadeeda gaarsiisaa hoteellada, makhaayadaha, hay'adaha, suuqyada, xaafadaha iyo meel kasta oo looga baahdo hilib tayadiisa iyo nadaafaddiisa lahubo.

Ramadaan Mubaarak:Shirkadda SOMEAT waxay ugu hambalyeyneysaa dhammaan Umadda Muslimiinta gaar ahaan dadka soomaaliyeed C...
28/02/2025

Ramadaan Mubaarak:

Shirkadda SOMEAT waxay ugu hambalyeyneysaa dhammaan Umadda Muslimiinta gaar ahaan dadka soomaaliyeed Curashadda bisha barakeysan ee Ramadaan.

Allah hana waafajiyo kheyrka iyo Barakada bisha Ramadaan.



MEAT COMPANY

12/10/2024

Waxaa nahay shirkada ugu weyn ee hilibka somaliyeed (somali meat company )

Waxaan had iyo jeer ku howlanahay inaan bulshadeena gaarsiino hilib la hubiyay tayadiisa ,soona maray baritaano caafimaad .

Address

21 November
Mogadisho
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252612784444

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Meat Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Meat Company:

Share