Guddoonka Waxbarashada Dagmada Xarardheere

Guddoonka Waxbarashada Dagmada Xarardheere CARABSOMALI

06/09/2025
Alx. Alx.  Alx. Dhammaan Ardayda waxaan la qaybsanayaa Farxada iyo Hambalyada  Sidoo kale waxaan bogaadinayaa macalimiin...
25/08/2025

Alx. Alx. Alx. Dhammaan Ardayda waxaan la qaybsanayaa Farxada iyo Hambalyada

Sidoo kale waxaan bogaadinayaa macalimiintii iyo maamulkii soo barbaariyay ubadka aan maanta farxada laqaybsanayno, waxaana leeyahay halkaa ka siiwada wixii khaldanaa dib ha loo saxo si loogaaro guulo waawayn waana idiin maahdcelinayaa Dhammaantiin.

Degmada xarardheere iyo deegaanada hoostaga waxay nasiib u yeelatay in ay ka qalin jabiyaan fasalka 8aad sanad-dugsiyeedka 2024-2025 arday gaaraysa 80 arday.

Waxaa Alle mahadiis ah in dhamman ardaydaas ay wada Gudbayn.

Markale HAMBAYLO. HAMBALYO

03/08/2025

Asc

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddoonka Waxbarashada Dagmada Xarardheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category