AdeegDoon Market

AdeegDoon Market Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AdeegDoon Market, Food service distributor, Mogadishu.

Dhaqaalaha wadanka waxaa lagu soo celin karaa in dhexda loo xirto sare u qaadidda  wax  soo saarka gudaha dalka.
09/11/2023

Dhaqaalaha wadanka waxaa lagu soo celin karaa in dhexda loo xirto sare u qaadidda wax soo saarka gudaha dalka.

ka Dalbo adeeg Nadiif ah Suuqa AdeegDoon.
09/11/2023

ka Dalbo adeeg Nadiif ah Suuqa AdeegDoon.

kaalay oo ka mid noqo macaamiisha Suuqa AdeegDoon,
09/11/2023

kaalay oo ka mid noqo macaamiisha Suuqa AdeegDoon,

Waxaad inaga soo dalban kartaa noocyada adeegyada ee aad ubaahan tahay, waxaana laguugu keenayaa gurigaaga, rukumo Suuqa...
23/10/2023

Waxaad inaga soo dalban kartaa noocyada adeegyada ee aad ubaahan tahay, waxaana laguugu keenayaa gurigaaga, rukumo Suuqa Adeegdoon oo hel adeeg raqiis ah oo nadiif ah, lanna awoodi karo, loona dhan yahay.

Waxaad ka heli kartaa Suuqa AdeegDoon:-

- Noocyada Qudaarta
- noocyada Hilibka
- Raashiinka Noocyadiisa kala duwan

Hada si aad ugu Xirmato suuqa adeegDoon Fadlan Like Gareeye page.keena, lana sii wadaag asxaabtaada (Share).



Suuqa AdeegDoon was suuq furan oo u adeegyada bulshada qeybaheeda kala duwan, shirkadda waxay kuugu adeegaysaa si hufan,...
23/10/2023

Suuqa AdeegDoon was suuq furan oo u adeegyada bulshada qeybaheeda kala duwan, shirkadda waxay kuugu adeegaysaa si hufan, iyadoo kuu xadidi doonta waqtiga badan.

Macaamiisha shirkadda AdeegDoon waxaan ugu bishaareenaynaa in adeegyada shirkadda wax badan lagu soo kordhiyay.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AdeegDoon Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AdeegDoon Market:

Share