Warshadda Caanaha OOG / OOG Dairy Factory

Warshadda Caanaha OOG / OOG Dairy Factory WARSHADDA CAANAHA OOG

OOG waa warshaddii ugu horeesay ee ka hirgalisa Soomaaliya warshad Caano ka dib Warshaddii Caanaha ee dowaladdi dhexe ee Soomaaliya.

Warshadda Caanaha OOG waa warshaddii ugu horeeysay ay dalka laga hirgaliya burburkii kadib , waxayna ay soo saartaa wax soo saarka caanaha noocyadiisa kala duwan

25/11/2025

๐Ÿšš WAA DIYAAR โ€“ GURIGAAGA AYAAN KUUGU KEENAYNAA!

23/11/2025
RAMADAAN MUBAARAK ๐Ÿ•Œโ˜ช๏ธWarshadda Caanaha Oog Waxay dhamaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa bilashada bisha barake...
28/02/2025

RAMADAAN MUBAARAK ๐Ÿ•Œโ˜ช๏ธ

Warshadda Caanaha Oog Waxay dhamaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Ramadaan mubaarak. caafimaad iyo cibaado ku sooma, Insha allah.


25/07/2024

๐…๐”๐‘๐’๐€๐ƒ ๐’๐€๐‡๐€๐๐Ž
Warshada Caanaha Oog waxa ay baahineysaa fursad shaqo oo ah Iibiye (salesman)
๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ผ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ
1- Waa in uu heerka aqoonta dugsi sare gaarsiisanyahay
2- waa in uu kaxeeyn karaa gaari
3- waa in aysan da'diisu ka yareen 25 sano
4- waa in uusan laheen wax balwad ah
5- waa in karti iyo awood u leeyahay shaqada uu qabanayo
6- waa in uu awood u leeyahay in uu kashaqeeyo meeshii looga baahdo shaqo ahaan
7- waa in uu yahay qof ku fiican lamacaamilka macaamiisha
8- waa in uu akhlaaq wanaagsanyahay
๐—ž๐˜‚๐˜€๐—ผ ๐——๐—ถ๐—ฟ ๐—ฐ๐—ผ๐—ฑ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ฉ-๐—ด๐—ฎ:
abdirizak.hassan..com
๐—ž๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐˜†๐˜€:
28 July 2024
๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ฐ:
+252 61 0999391

WARSHADDA CAANAHA OOG

OOG waa warshaddii ugu horeesay ee ka hirgalisa Soomaaliya warshad Caano ka dib Warshaddii Caanaha ee dowaladdi dhexe ee Soomaaliya.

Cabidda yogurt ka   waxa uu qeyb weyn ka qaataa xoojinta lafaha iyo jirka waxaa ku jira macdanta Calcium taas oo xoojisa...
26/05/2024

Cabidda yogurt ka waxa uu qeyb weyn ka qaataa xoojinta lafaha iyo jirka waxaa ku jira macdanta Calcium taas oo xoojisa lafaha


Oog yogurt waxa uu qeyb weyn ka qaadan karaa quruxda Iyo daryeelka maqaarka waxaana ku jira maadada    oo maqaarka ka il...
25/05/2024

Oog yogurt waxa uu qeyb weyn ka qaadan karaa quruxda Iyo daryeelka maqaarka waxaana ku jira maadada oo maqaarka ka ilaaliso caabuqa iyo adkaashada maqaarka ๐Ÿ‘Œ


High in protein Low fat Zero sugur
24/05/2024

High in protein
Low fat
Zero sugur


Juma mubaarak
24/05/2024

Juma mubaarak


Eat Strawberry yogurt  Your Body Will Thank You
22/05/2024

Eat Strawberry yogurt Your Body Will Thank You


Cunitaanka Yogurt-ka waxa uu yareen karaa dhiig karka oo waxaa ku jira magnesium iyo potassium
21/05/2024

Cunitaanka Yogurt-ka waxa uu yareen karaa dhiig karka oo waxaa ku jira magnesium iyo potassium


Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252612866466

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warshadda Caanaha OOG / OOG Dairy Factory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warshadda Caanaha OOG / OOG Dairy Factory:

Share

Category