11/09/2026
π **Dhadhanka cajiib ah maanta dalbo!**
Ma doonaysaa dalab cusub, kulul, oo dhadhan aan la ilaawi karin leh? **African Daafi & Pizza** waxay kuu diyaarisay cuntooyin kala duwan oo si xirfad iyo jacayl leh loo sameeyey.
dookhaaga ka ciyaar:
π Pizza kulul oo special ah
π₯ Dheylo macaan iyo Canjero Daafi
π Burger dhadhan badan
π― Shawarma cusub
π² African Faxsa iyo Macsuub
β¨ Iyo cuntooyin kale oo badan!
Haddii aad la cashaynayso qoyskaaga, la kulmayso saaxiibbadaada ama aad qabanayso dabaaldeg iyo casuumaad gaar ah, waxaan kuu haynaa **cunto macaan, adeeg degdeg ah iyo jawi wanaagsan**.
Hal mar dhadhamiβmar walbana waad soo laaban doontaa! πβ€οΈ
π **Dalbo hadda: 5858**
π± **WhatsApp: 61 5676978**
**African Daafi & Pizza**
*Hoyga dhadhanka iyo casuumaadaha.* πβ€οΈ