Haraf Chicken And Seafood

Haraf Chicken And Seafood We provide high-quality chicken and seafood prepared with care and consistency. Committed to great taste, hygiene, and reliable service. Tayo & Kalsooni

10/06/2026

๐‡๐š๐ฅ ๐ฐ๐ข๐œ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š

Marka marti si kedis ah kuugu timaado, ha ka fikirin waxa aad karin lahayd.

Ka fikir cidda kuu diyaarin lahayd.

Marti lama filaan ah, Xal la hubo, Haraf Chicken And Seafood

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena Haraf Chicken And Seafood
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ waa halka dhadhanka wanaagsan iyo dheeli tirnaantu ay ku kulmaan. Waxaan kuu soo xulnay adeegyo tayo sare leh si a...
07/06/2026

๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ waa halka dhadhanka wanaagsan iyo dheeli tirnaantu ay ku kulmaan. Waxaan kuu soo xulnay adeegyo tayo sare leh si aad ugu raaxaysato cunto fresh ah oo ku habboon Caafimaadkaaga.
Qoyskaaga u door waxa ugu fiican oo ah freshnimo, dhadhan iyo kalsooni lagu dhisay tayada Haraf Chicken And Seafood

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐€๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

๐…๐ซ๐จ๐ณ๐ž๐ง ๐…๐ซ๐ž๐ฌ๐ก ๐…๐จ๐จ๐  Dhadhan lahubo oo nadiif ah  ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐š๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐ waxay diyaar kuula tahay  kalluun, digaag, iyo...
02/06/2026

๐…๐ซ๐จ๐ณ๐ž๐ง ๐…๐ซ๐ž๐ฌ๐ก ๐…๐จ๐จ๐ Dhadhan lahubo oo nadiif ah

๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐š๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐ waxay diyaar kuula tahay kalluun, digaag, iyo seafoods si heer sare ah loo keydiyay si loo ilaaliyo tayadooda & nafaqadooda.

Dhadhan dabiici ah, nadiif ah, oo diyaarna u ah miiskaaga
Ku raaxayso adeegyo degdeg ah, tayo la hubo, iyo qiimo macquul ah

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena Haraf Chicken And Seafood
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

Diyaarintiisa annaga ayaa qabannayAdiga kaliya dabka saar oo ku raaxayso dhadhankaDhadhan macaan, tayo sare, iyo diyaari...
31/05/2026

Diyaarintiisa annaga ayaa qabannay

Adiga kaliya dabka saar oo ku raaxayso dhadhanka

Dhadhan macaan, tayo sare, iyo diyaarin fudud

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena Haraf Chicken And Seafood
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

Maamulka Iyo Howlwadeenada shirkada ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐€๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐  waxa uu ๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง leeyahy dhammaan Macaamiisheena sh...
26/05/2026

Maamulka Iyo Howlwadeenada shirkada ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐€๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐ waxa uu
๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง leeyahy dhammaan Macaamiisheena sharafta leh meel kasta oo ay joogaan. Allaha naga aqbalo soonkii iyo camalkii wanaagsan ee maalintii carafo, ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Maal-maha ciida awgeed waxaanu idn sameynay qiimo dhimis Balaaran

๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ waa maalin rajada iyo naxariista Alle. Hal duco oo qalbi daacad ah ka timaadda ayaa laga yaabaa inay bed...
26/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ waa maalin rajada iyo naxariista Alle. Hal duco oo qalbi daacad ah ka timaadda ayaa laga yaabaa inay beddesho ๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐š๐š๐๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ง.
Ka faaโ€™iidayso maalintan weyn adigoo qalbigaaga ku nooleynaya Qurโ€™aan, dikri, iyo ducada badan

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena Haraf Chicken And Seafood
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

Waqtigu si degdeg ah ayuu ku dhaafaacaruurtu way koraan, waalidkuna way duqoobaanSanadkee kugu dambeysay oo aad qoyskaag...
25/05/2026

Waqtigu si degdeg ah ayuu ku dhaafaa
caruurtu way koraan, waalidkuna way duqoobaan
Sanadkee kugu dambeysay oo aad qoyskaaga la ciido
nala wadaaag ?

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena Haraf Chicken And Seafood
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

Laga bilaabo ๐ฃ๐ข๐ค๐š๐๐š ilaa miiska qoyskaaga  ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ waxay kuu diyaarisay adeegyo fresh ah oo si taxaddar leh loo soo xulay,...
23/05/2026

Laga bilaabo ๐ฃ๐ข๐ค๐š๐๐š ilaa miiska qoyskaaga ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ waxay kuu diyaarisay adeegyo fresh ah oo si taxaddar leh loo soo xulay, si cunto kasta ay u noqoto mid mudan in ay dhadhan gaara yeelato.

Wax walba oo jikadaada u baahan tahay, waxaan kugu diyaarinay Hal meel.

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐€๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

Jimco mubaarak dhammaan macaamiisheena qiimaha badanwaxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐€๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐...
22/05/2026

Jimco mubaarak dhammaan macaamiisheena qiimaha badan
waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐€๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

19/05/2026

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐„๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ-๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ฅ ๐—๐ข๐ฃ๐ฃ๐š๐ก ๐€๐ฐ๐ ๐จ๐จ๐

waxaan macaamiisheena ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š badan ugu talagalnay qiimo dhimis gaar ah oo gaareysa ๐Ÿ“% dhammaan adeegyadeenna kala duwan.

Laga bilaabo Chicken-ka, Seafoods-ka , Ukunta, Cheese-ka ilaa Chips-ka dhammaan waxaad ku heleysaa ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ

Ka faaโ€™iideyso Qiimo dhimistaan adiga oo gurigaaga ku diyaarsanaya cunto fresh ah oo tayo sare leh.

waxaad nagaheli kartaa dhamaan xarumaheena ๐‡๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐‚๐ก๐ข๐œ๐ค๐ž๐ง ๐€๐ง๐ ๐’๐ž๐š๐Ÿ๐จ๐จ๐
๐ฐ๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐Ÿ๐š๐š๐š๐ก ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐š๐ก ๐ง๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐Ÿ”๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ‘๐Ÿ ๐€๐Œ๐€ ๐ฅ๐š๐ฆ๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐ ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haraf Chicken And Seafood posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Haraf Chicken And Seafood:

Share