SunTa gobalka

SunTa gobalka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SunTa gobalka, Grocers, Wllbaba wll baba, Mogadishu.

07/08/2025

Tariikhda 07/8/2025
Waxa manta fayl guud lagula hadlay ciidanka darawishta dowlad gobaladka jubbaland ee deg baled hawa.

Ciidanka halkas waxa kula dar darmay Talyaha ciidanka darawishta jubbaland col/farhan odawa
Talyaha howl galinta ciidanka darawishta gobalka
Col/ abdikhadir Hussein iyo sarakiil ciidan ayaa fail kula dardarmay ciidama darawishta dowlad gobaladka jubbaland in ayka shaqayan bad qabka shacabka iyo ummada somaliyeed ayna Ilaliyaan amniga deg waxana la rajeyna in ay samayan howl galada ka dhan ee loga saraya koxaha Arxanka daraan ee dam dajiid.

Wariye Farxaan Bilow Xareed

03/07/2025

Waxa manta socdal dheer kuu somarayni wadoyinka laf dhabarta deg ah socdal
uu hogaminey.
Gedomiyaha deg, Dr abdiaziiz xared abdulllahi io gedomiya kuxigeenka 1aad deg baled hawa.
Ali adan wehliye. Iyo Sarakil ciidan

Kadib socdaka iyo Indha indhan iyo xalada deg iyo uu korgalida shacabka deg. iyo xasilinta Amniga iyo wada shaqeynta shacabka iyo mamulka sahi loo xojiya. shacabka in ay sahi diiran ula shaqayan mamulka iyo lamaha amniga deg Ayey mamulka kula dardarman shacabka deg.

Wariye saabir yareπŸ–₯

Waxaa Maanta degmada balad-xaawo lagu Fayliyay Ciidamada Daraawiisha Jubaland oo diwaangalin rasmi ah.loo sameeyayCiidam...
02/07/2025

Waxaa Maanta degmada balad-xaawo lagu Fayliyay Ciidamada Daraawiisha Jubaland oo diwaangalin rasmi ah.loo sameeyay

Ciidamadaan ayaa waxaa faylkooda Kasoo qayb galay
Wasiirka wasaarada shaqada iyo Shaqaalaha ahna kusimaha madaxwayne kuxigeenka Jubaland Cumar Xaashi ,wasiirka Amniga Jubaland yuusuf Xuseen dhuumaal ,Taliyaha
qeybta Booliska gobalka gedo Xuseen Cali Xaashi (Giif), Taliyaha Dawaariisha Jubaland ee gobalka gedo Cabaas Gurey , Taliye kuxigeenka Daraawiishta Jubaland Cali Xasan Deer
Talyaha ciidanka darawishta jubbaland farxan odawa,
Gudoomiye kuxigeenka maaliyada gobalka gedo xuseen askar, Gudoomiyaha Degmada Baladxaawo Mudane Cabdicasiis Xareed Abdullahi iyo Kuxigeenka 1aad ahna madaxa amniga io siyasada deg baled hawa Cali Aadan wehliye
Xildhibaan Codwayn oo kamid ah Golaha wakiilada jubaland ,Xildhibaan h**e Jubaland Maxamad Gurxan iyo Masuuliyiin kale.

Wariye.saabir yare

Gudoomiye kuu xigenka Gobalka Ahna madaxa maliyada io mamaulka gobalka gedo    Hussen askar maxamud ,  ayaa udiray shaca...
01/07/2025

Gudoomiye kuu xigenka Gobalka Ahna madaxa maliyada io mamaulka gobalka gedo Hussen askar maxamud , ayaa udiray shacabka somaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda & Qarannimada Soomaaliyeed.

Maanta waa maalin sharaf & xusuus qaran, waa 1-da Luulyo 1960, maalintii ay midobeen Waqooyiga & Koonfurta Soomaaliya oo la dhisay Dawladdii Soomaaliyeed ee xor ah.

Calanka ha sarreeyo!
Soomaaliya ha noolaato!
Xorriyadda & midnimadu ha joogto!

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waa maalin aynu ku faanno, xasuusna u nahay halgankii iyo dhiiggii lagu huray xorriyaddan.
Dhiig baa ku baxay, halgan baa lagu gaaray!
Guul iyo gobannimo ha jirtay!
, ,

Gudoomiye Arimaha bulshada   Dagmada baladxawo Abdelwahab Hajji Issak  ayaa udiray shacabka somaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 1-da ...
01/07/2025

Gudoomiye Arimaha bulshada Dagmada baladxawo Abdelwahab Hajji Issak ayaa udiray shacabka somaliyeed πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo 1-da Luulyo – Maalinta Xorriyadda & Qarannimada Soomaaliyeed.

Maanta waa maalin sharaf & xusuus qaran, waa 1-da Luulyo 1960, maalintii ay midobeen Waqooyiga & Koonfurta Soomaaliya oo la dhisay Dawladdii Soomaaliyeed ee xor ah.

Calanka ha sarreeyo!
Soomaaliya ha noolaato!
Xorriyadda & midnimadu ha joogto!

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waa maalin aynu ku faanno, xasuusna u nahay halgankii iyo dhiiggii lagu huray xorriyaddan.
Dhiig baa ku baxay, halgan baa lagu gaaray!
Guul iyo gobannimo ha jirtay!

24/06/2025

INNAA LILAHI WA INAA LILAAHI RAAJICUUN 😭

Alle Ha U Naxariistee Waxaa Degmada Balad Xaawo Ee Gobolka Gedo Xalay Saq Dhexe Lagu Dilay Iidle Deeqow Oo Ka Mid Ah Dhalinyarada Ka Tirsan Ciidanka Degmada Kuwooda Ugu Firfircoon Gaar Ahaan Waxuu Ahaa Askarta U Qaabilsan Istaafka Madaxda Maamusha Degmada Qaar Ka Mid Ah.

Wiilkan Dhalinyarada Ah Ayaa Saakay Aroortii Meydkiisa Laga Helay Goob U Dhow Iskuulka KAAH Ee Dhanka Bariga Degmada Ayida Oona Hubkiisii Laga Furtay Sida Lasoo Tabinayo.

Waxaa La Sheegay In Xalay Saq Dhexe Degmada Laga Maqlay Rasaas Dhaceyso, Sida Caadada Ah Degmada Balad Xaawo Ayaa Askarta Aanay Usoo Bixin Hadii Degmada Wax Ka Dhacaan Waxaana La Xasuustaa Dhacdooyin Dad Badan Oo Kala Duwan Xili Habeen Ah Lagu Dilay Isla Markaana Aanay Jirin Cid Amniga Degmada Qaabilsan Oo Usoo Baxday Si Xaaladaas Wax Looga Qabto Ama Loo Dabo Galo.

Wiilkan Waa La Shirqoolay Alle Hakuu Naxariisto πŸ˜₯

Address

Wllbaba Wll Baba
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SunTa gobalka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category