Daarul-Ahzab primary and secondary school

Daarul-Ahzab primary and secondary school TAQWADA ALLAH IYO TACLIIN SARE

09/06/2026

Tani waa talo hooyo waana qadaay

07/06/2026

Kusodhawadaa daarul ahzab school oo laga furay baabuu raqiis

πŸ“’ OGEYSIIS SOO RARISπŸŽ‰ XARUNTA ISKUULKA WAA LASOO RARAY πŸŽ‰Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada...
05/06/2026

πŸ“’ OGEYSIIS SOO RARIS
πŸŽ‰ XARUNTA ISKUULKA WAA LASOO RARAY πŸŽ‰
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada inteeda kale in:
πŸ“ Daarul Axzaab Primary & Secondary School
lagu soo raray xarunta oo ku taalla
πŸ“Œ WADADA BAABURAQIIS
βœ… Goob waxbarasho oo casri ah
βœ… Deegaan ammaan ah
βœ… Waxbarasho tayo leh
πŸ“ž Nagala soo xiriir:
☎️ 612725714
☎️ 619609995

πŸ“’ SHAACIN JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA WASAARADDAMaamulka iskuulka wuxuu dhammaan ardayda fasallada sideedaad ogeysiin...
31/05/2026

πŸ“’ SHAACIN JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA WASAARADDA

Maamulka iskuulka wuxuu dhammaan ardayda fasallada sideedaad ogeysiinayaa in la soo saaray jadwalka Imtixaanka Shahaadiga Wasaaradda ee sanad dugsiyeedka 2025–2026.

Ardayda waxaa laga codsanayaa:
βœ… In ay si taxaddar leh u eegaan jadwalka.
βœ… In ay ku yimaadaan goobta imtixaanka waqtiga loogu talagalay.
βœ… In ay sitaan qalabka looga baahan yahay imtixaanka.
βœ… In ay ilaaliyaan anshaxa iyo nidaamka imtixaanka.

Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul iyo natiijo wanaagsan.

Mahadsanidiin.

Maamulka Iskuulka
Daarul Axzaab Primary and Secondary School

Fasalka 8aad jadwalka waa kas
30/05/2026

Fasalka 8aad jadwalka waa kas

30/05/2026

Guul ayaa idin rajeynaa fasalka 8aad

Waxaa si rasmi ah u furmay diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026–2027 ee🏫 Daarul Ahzab Primary & Second...
23/05/2026

Waxaa si rasmi ah u furmay diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026–2027 ee
🏫 Daarul Ahzab Primary & Secondary School
✨ Waxaan bixinaa: βœ… Tacliin tayo leh
βœ… Macalimiin khibrad leh
βœ… Deegaan waxbarasho oo wanaagsan
βœ… Tarbiyad iyo anshax suuban
πŸ“– Hadda is diiwaangeli oo ka mid noqo ardayda hormuudka ah ee mustaqbalka ifaya leh.
πŸ“ Goobta: Mogadishu, Somalia
πŸ“ž Tel: 252612725714
🌟 Daarul Ahzab β€” Hoyga Tacliinta Sare! 🌟

Jimco mubaarag
08/05/2026

Jimco mubaarag

Biri oo Sabdi waa Fasax25/4/2026Imaashaha waa Axad26/4/2026Fasax wanaagsan dhammaan ardayda iyo macallimiinta.
24/04/2026

Biri oo Sabdi waa Fasax
25/4/2026
Imaashaha waa Axad
26/4/2026
Fasax wanaagsan dhammaan ardayda iyo macallimiinta.

03/04/2026

Ardaydu waa iftiinka bulshada
Maanta waa waxbarasho, berri waa hoggaan
Ku dadaala riyadiina πŸ’―

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul-Ahzab primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category