Beydan

Beydan Africa’s Modern Coffeehouse

15/04/2026

Farshaxaniistayaasha adduunkoow midooba!.

Xarunteenna qorraxdu u soo baxdo, ee aysan ka dhicin.📍Beydan Aleen - Square
12/04/2026

Xarunteenna qorraxdu u soo baxdo, ee aysan ka dhicin.

📍Beydan Aleen - Square

06/04/2026

U gaar ah dadka aan habeenka cidlaynin.
Beydan Aleen - Square waxa ay furan tahay 24/7.

06/04/2026

Qorraxdii maanta barista ayay noqotay, sidii shaah ayay inoo kululaynaysaa.

Waxaan dib u furnay xaruunteenna Taleex, waa warsan in ay albaabadeennu mar kale u furan yihiin sheekooyinkiinna iyo wej...
25/03/2026

Waxaan dib u furnay xaruunteenna Taleex, waa warsan in ay albaabadeennu mar kale u furan yihiin sheekooyinkiinna iyo wejiyadii joogtada ahaa. Sidoo kale waxaan malyan jeer idin ka raaligelinaynnaa ogeysiis la’aantii h**e ee xiritaanka xarunta, waxaan la dareen nahay saaxiibada yimid xaruunta se ka war helay xiritaanka.

Waad ku mahadsan tihiin sugitaanka iyo kalsoonida. Waan soo laabannay, oo isku soo diyaarinnay soo-dhoweyntiinna.

19/03/2026

Ciid Mubarak macaamiisheena qaaliga ah meel kasta oo aad joogtaan! 🌍✨

Safar kasta waxa uu leeyahay barbilow. Maxamed waxa uu ku soo biiray Beydan bishii Sebtembar 2023, isagoo ka hawlgalaya ...
17/03/2026

Safar kasta waxa uu leeyahay barbilow. Maxamed waxa uu ku soo biiray Beydan bishii Sebtembar 2023, isagoo ka hawlgalaya nadaafadda dukaanka, balse niyadda ku haya rabitaan inuu wax barto oo horumar sameeyo.

Maanta, waxa uu taagan yahay makiinadda kafeega. Wuxuu noqday barista lagu kalsoon yahay oo ay dadku si fudud ula qabsadaan, oo xasuusan magacyada iyo dalabka tobannaan qof.

Meeshaad ka bilowdo ma go’aamiso halka aad gaari kartid, Beydan waxa ay ku faanaysa koritaanka noocaan ah innaga oo marwalba qiimaynayna dadka sameeya farqiga.

Every journey has a beginning. Mohamed joined Beydan in September 2023, working as part of the cleaning team, but with a quiet determination to learn and grow.

Today, he stands behind the coffee machine. He has become a trusted barista, someone people feel comfortable with, who remembers the names and orders of dozens of customers.

Where you start does not define how far you can go. At Beydan, we take pride in growth like this, always valuing the people who make the difference.

Ramadan MubarakNabad iyo caafimaad ku sooma.
17/02/2026

Ramadan Mubarak
Nabad iyo caafimaad ku sooma.

07/02/2026

Maalmahaaga quruxda badan waxay mudan yihiin goob xusuus reeb leh. ✨

Chicken wrap + Dookhaaga = isku darka ugu fiican 😋
28/01/2026

Chicken wrap + Dookhaaga = isku darka ugu fiican 😋

25/01/2026

6-da scene ee ugu caansan shaqada baristaha mid baa ka maqan, yaa sheegi kara?

Address

HQ, Isgoyska Tarabunka
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beydan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beydan:

Share