10/06/2026
Garsoore Omar Abdulkadir Artan waa astaan qaranka Soomaaliyeed, kana mid ah dadka magaca Soomaaliyeed si sharaf leh ugu matalay fagaarayaasha caalamka.
Bahda Geeye waxay si buuxda u garab taagan tahay Garsoore Cumar Cabdulkadir Cartan, waxayna cambaareyneysaa tallaabo kasta oo caqabad ku noqoneysa ka qaybgalka iyo matalaadda uu ku leeyahay garoomada caalamka.