Sahal Sports News

Sahal Sports News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahal Sports News, Moq Dor.

Arsenal ayaa ugu dambeyn ku kala baxday saxiixa Viktor GyΓΆkeres. πŸ‡ΈπŸ‡ͺWeeraryahankan cusub ayaa qalinka ugu duugi doona qan...
22/07/2025

Arsenal ayaa ugu dambeyn ku kala baxday saxiixa Viktor GyΓΆkeres. πŸ‡ΈπŸ‡ͺ

Weeraryahankan cusub ayaa qalinka ugu duugi doona qandaraas 5 sanadood ah. ✍️

GyΓΆkeres wuu imaanayaa Emirates, maxaa laga filan karaa?.

No 10 cusub ee real madirid
20/07/2025

No 10 cusub ee real madirid

Liverpool ayaa ogolaatay inay kula soo saxiixato Hugo Ekitike oo ay kula soo wareegto guud ahaan 95 milyan oo euro.πŸ”΄πŸ‡«πŸ‡·Wa...
20/07/2025

Liverpool ayaa ogolaatay inay kula soo saxiixato Hugo Ekitike oo ay kula soo wareegto guud ahaan 95 milyan oo euro.πŸ”΄πŸ‡«πŸ‡·

Waxaana Ekitike uu qalinka ku duugi doonaa qandaraas soconaya ilaa bisha June 2031. ✍️

MAALINTAN oo kale sanadka dambe oo la ciyaarayo Finalka koobka Adduunka Reer Messi waxaa ay rajeynayaan in hadii maalint...
19/07/2025

MAALINTAN oo kale sanadka dambe oo la ciyaarayo Finalka koobka Adduunka Reer Messi waxaa ay rajeynayaan in hadii maalintan iyagu finalka joogin CR7 isagana uusan tagin si Dooda ay ugu guuleystaan

Waa maxay? Sababta keentay inaad ka fariissto Kubadda cagta adigo heer fiican ku jira??Toni kroos πŸ—£οΈHaa waan go,aansaday...
19/07/2025

Waa maxay? Sababta keentay inaad ka fariissto Kubadda cagta adigo heer fiican ku jira??

Toni kroos πŸ—£οΈHaa waan go,aansaday inaan ka fariisto Kubadda cagta anigo wali ciyaari kara waxan ka fogaaday inaan galo kursiga keydka taas oo ah waxa aan waligeyba ka fkiriraayay inaan gaarin ilaa xad heerkaas oo Kubadda cagta ah”

Sababto ah maalin kasta adiga lagaa hadli doonaa lagu falanqeyn doonaa lagaa sheekeyn doonaa tusaale toni ayaa khalad galay Haa waxay aheyd inu fariisto waa d,a” iyo waxla mid ah”

πŸš¨π—•π—₯π—˜π—”π—žπ—œπ—‘π—š: Waxaa bilawday wadahadalo rasmi ah oo u dhaxeeya Rodrygo iyo Real Madrid si xal loogu helo mustaqbalkiisa.Qii...
19/07/2025

πŸš¨π—•π—₯π—˜π—”π—žπ—œπ—‘π—š: Waxaa bilawday wadahadalo rasmi ah oo u dhaxeeya Rodrygo iyo Real Madrid si xal loogu helo mustaqbalkiisa.

Qiimaha bilowga ah ee Real Madrid ay ku dooneyso Rodrygo wuxuu noqon doonaa wax ka badan 100 milyan euro.

Go'aanka Rodrygo wuxuu noqon doonaa mid adag, runtii wuu jecel yahay kooxda wuxuuna dareemayaa inuu wali wax badan siin karo kooxda, laakiin sidoo kale wuxuu fursad u haystaa inuu noqdo xiddiga ugu muhiimsan ee koox kale.

()

🚨 πŽπ…π…πˆπ‚πˆπ€π‹: Real Madrid ayaa dhaqli ahan soo xareysay seasonkan lacag dhan 1.1Billion Euros ayado an laxisabin lacagihii...
17/07/2025

🚨 πŽπ…π…πˆπ‚πˆπ€π‹: Real Madrid ayaa dhaqli ahan soo xareysay seasonkan lacag dhan 1.1Billion Euros ayado an laxisabin lacagihii kaga baxay suqa kala ibsiga ciyartoyda βšͺοΈπŸ’°

Dib u dhiska Atletico madrid Xagaagan πŸ”₯πŸ”₯, laba ciyaariyahan oo squad players ah iyo laba ciyaariyahan oo saameyn toos ah...
17/07/2025

Dib u dhiska Atletico madrid Xagaagan πŸ”₯πŸ”₯, laba ciyaariyahan oo squad players ah iyo laba ciyaariyahan oo saameyn toos ah ku yeelan kara kooxda Xilli ciyaaredka soo aadan

πŸš¨πŸ”΅ BREAKING: Chelsea Ayaa Wada hadal kula jirta 7 ilaa 10 Shirkadood Si Ay u helaan shirkad Cusub oo Xayaysiisa Maaliyad...
16/07/2025

πŸš¨πŸ”΅ BREAKING: Chelsea Ayaa Wada hadal kula jirta 7 ilaa 10 Shirkadood Si Ay u helaan shirkad Cusub oo Xayaysiisa Maaliyadda kooxda Xilli Ciyareedka Soo Socda. πŸ‘•

🎯 Ujeedka Chelsea Waa in ay helaan heshiis Xayeysiin ah oo gaaraya Β£70 milyan Sanadkii, heshiis Soconaya 5 sano, taasoo guud ahaan noqonaysa Β£350 milyan β€” Waana Β£100 milyan ka badan dalabyadii kooxda heshay xilli Ciyaareedkii h**e. πŸ’°

βœ… Chelsea Waxay Xilli Ciyareedka Cusub galeysaa iyadoo heysata (sponsor) Cusub!

🚨 𝗕π—₯π—˜π—”π—žπ—œπ—‘π—š: Real Madrid ayaa si cad ugu sheegtay Vinicius inay diyaar u yihiin inay iibiyaan hadii uusan dib u cusbooney...
16/07/2025

🚨 𝗕π—₯π—˜π—”π—žπ—œπ—‘π—š: Real Madrid ayaa si cad ugu sheegtay Vinicius inay diyaar u yihiin inay iibiyaan hadii uusan dib u cusbooneysiin qandaraaskiisa.

Real Madrid ayaa VinΓ­cius ku qiimeysa in ka badan 150 milyan oo Yuuro.

()

Address

Moq Dor

Telephone

+252617798286

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Sports News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahal Sports News:

Share