Cumar yare

Cumar yare Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cumar yare, Grocers, cumarcalicumar442@gmail. com, Kampala.

03/03/2023

Gabrey waad garasho dheertahee
Maxaa ku dharaanshay
Geesi baa ku dhalaa
Dhoor habeen kuu qadee
Dhabarka miyaad ka toogan
Dhaar wuxuu kumaray
Dhinacaada inuu marna dhaafin
Mise dhaldhalaakii
Dunidaa dharka kaaba dhigay
Is dhowran weydeene dhalinyaroy
Dumar maad u naxdaan
Dharka maad u celisaan
Dhaqanka maad ilaalisaan
Dumar waa tii h**e
Iyagaa xishoon jiree
Raga ka dhowrsan jiree
Saacan latagan yahay
Rag iyo dumar waa isku mid
Qaar baa dhowrsanoo
Guryahay kasoo bixin
Baa qoom kale haleeyaa
Doqon baa u kow ah
Cadaab bey kuu horseedaa
Jahanamo ka tuurtaye
Jidkey kaa lexisaa
Jano kula rabinee
jaxiimo wehel kaaga dhigan
Xijaab kaaga adkeyso 🤲🤲🤲🤲😒😒😒😒

Health/beauty

Address

Cumarcalicumar442@gmail. Com
Kampala
KAMPALA

Telephone

+256704906546

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cumar yare:

Share

Category