Hurre News

Directions

Hurre News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hurre News, Grocers, Hurre Offacial, Boston, MA.

Buuhoodle  waxay maanta mar kale tusaale u noqotay isku tashiga iyo wadajirka bulshada. Shacabka  ayaa ku deeqay 5 gaadh...
06/04/2026

Buuhoodle waxay maanta mar kale tusaale u noqotay isku tashiga iyo wadajirka bulshada. Shacabka ayaa ku deeqay 5 gaadhi oo Booliska ah.

Hambalyo reer Buuhoodle. 👏🇸🇴

Wararka ayaa tilmaamaya in Xasan Sheekh Maxamuud uu isu diyaarinayo dagaal cusub oo ka dhan ah Sheekh Shariif oo ka dhac...
06/04/2026

Wararka ayaa tilmaamaya in Xasan Sheekh Maxamuud uu isu diyaarinayo dagaal cusub oo ka dhan ah Sheekh Shariif oo ka dhacaya Mirnayo.

Inta badan ciidamadii Khaire kula dagaallamay Bermudo waxaa loo wareejiyay degmada Abdul Aziz oo u dhow isgoyska Mirnayo, halkaas oo Sheekh Shariif uu weli ku nool yahay ciidamadiisa.

Kheyre ayaa qoraal English ah oo ku baahiyey barta X sheegay inuu muddo ka badan 20 saacadood magaalada Muqdisho ka wado...
06/04/2026

Kheyre ayaa qoraal English ah oo ku baahiyey barta X sheegay inuu muddo ka badan 20 saacadood magaalada Muqdisho ka wado weerar culus oo uu ku bartilmaameedsanayo xasan ali khayre iyo shariif shiikh axmed, oo uu qorshaynayo madaxwaynaha xilkisu dhamaday xasan shiikh maxamud in uu uga dhameeyo xasan ali khayre iyo shariif iyo wixi soraca oo hoggaamiyeyaal siyaasadeed ah, iyo odayaal dhaqameed xurmo iyo sharaf lahaa oo dhexdhexaadin ka shaqeynayay.

 : Ra'iisul Wasaarihii h**e ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si rasmi ah uga baxay xaafadda Barmuudo ee Hawlwadaag, ...
06/04/2026

: Ra'iisul Wasaarihii h**e ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa si rasmi ah uga baxay xaafadda Barmuudo ee Hawlwadaag, wuxuuna hadda ku sii jeedaa aagga Jeeyga.

Horumar siyaasadeed oo muhiim ah, Madaxa Hay'adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka (NISA) Mahad Salaad ayaa la arkay isagoo la socda Ra'iisul Wasaarihii h**e. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in labada hoggaamiye ay ku heshiiyeen inay yeeshaan wareegyo wadahadallo oo dheeraad ah si wax looga qabto xaaladda socota.

Dhanka kale, iyadoo xiisadaha amniga iyo dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ay sii xoogaysanayaan, Madaxweynaha xilkisu dhamaaday, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu dhawaan jeediyo khudbad qaran oo ku saabsan xaaladda hadda ee dalka.

06/04/2026
06/04/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh waqtigiisu waa dhammaaday, waxaan usoo jeedinayaa inuu xabbada joojiyo, cidna uusan ku dilin hantidoodana ku burbur xukun maroorsi, kuna soo laabto miiska wada hadalka.

05/28/2026

Ra"iisul wasaare Winston Churchill | Taarlikh Labo Waji Leh

05/28/2026

MW XASSAN SHEIKH ОО КА HADLAY SAFAARADA SOMALILAND EE QUDUS LAGA FUREY.

05/02/2026

Muxuu Isku Casilay Farmaajo mxay noqon karta Khiyaanadda Dhacday?

05/01/2026

: "Xasan Isagaa Mucaaridnimo Isugu Filan"•

WaraYsiGa MW H**e Ee SomaLia MudaNe
Mohamed Abdullahi Farmaajo 🫡

Address

Hurre Offacial
Boston, MA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hurre News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category