10/18/2026
Ma ogtahay in beerista calafka xooluhu ay noqon karto fursad ganacsi oo wanaagsan?
Waxaa jira noocyo calaf ah sida Sudan grass, Super Napier iyo galleyda calafka.
Adigoo adeegsanaya waraab ku habboon iyo maarayn wanaagsan, waxaad qorshayn kartaa wax-soo-saarka calafkaaga.
Calaf tayo leh wuxuu qayb ka qaataa quudinta xoolaha, gaar ahaan xilliyada abaarta iyo yaraanta daaqa.
Haddii aad rabto inaad ganacsigan bilowdo, marka h**e qiimee biyaha, dhulka, kharashka abuurka iyo suuqa aad wax
farminh