06/12/2025
. Dhacdo layaab Leh aya ka dhacday Dalka Zimbabwe🇿🇼 kadib markii nagta Sawirka idinka muuqata oo aheed 33 jir macalimad ah ay galmo la Sameysay wiilkas yar oo aha 16 jir.
➡️Muqalka ay iska duubeen iyaga oo galmo sameynaya aya viral noqday wuxuna qabsaday adunka, wiilka yar aya sheegay inuu ku dhacay mid kamid madooyinka sidas darted ay macalimada shurud uga dhigtay hadii uu rabo inuu madada ku baaso in uu galmo la Sameeyo.
ugu dambeyn maxakmada dalka Zimbabwe aya 10sano oo xerig ah ku xukuntay Maria oo 33 jir ah, madama Ay kufsi u geysatay wiilka yar Ee 16jirka ah.