Abwaan Hassan Abdullahi

Abwaan Hassan Abdullahi Laashin

11/12/2025

Arba iyo dhiba 😁😁😁

In aad saaxiib foolxun lahaata dhibaato maaha laakiin, waxa dhibaato ah marka la idin dhaho"mataano miyaa tihiin
22/01/2025

In aad saaxiib foolxun lahaata dhibaato
maaha laakiin, waxa dhibaato ah marka
la idin dhaho"mataano miyaa tihiin

Wiilkaan iyo gebdhaan Waa dada canka ah baraha bulshada Balse lagu dhibaateeyo fikirkood Oo loogeesto xarig sharci daro ...
17/04/2024

Wiilkaan iyo gebdhaan Waa dada canka ah baraha bulshada
Balse lagu dhibaateeyo fikirkood
Oo loogeesto xarig sharci daro Ah

Weliba lamad caasumad kale ah
Waa hargeeso iyo muqdusho

Suaasha is weydiinta mudane ayaa waxaa ey tahay

Muuse biixi Abdi oo ah madxweyna soomaali laan iyo.

Abdulaahi sanbalooshe oo ah Taliya ah nabad sugi soomaaliya

Ma wexey ku saxan yihiin in qof dhalin yaro ah. Lagu xiro fikirkiisa ?

Commenting fikirkaad Waa noo muhiim

Muqdusho  Waa caasumad soomaaliyo  1 Balse in maalin walbo lagu dhibaateeyo Dhalinyarad hal doorkaa   Is aan waafaq sane...
17/04/2024

Muqdusho Waa caasumad soomaaliyo 1

Balse in maalin walbo lagu dhibaateeyo

Dhalinyarad hal doorkaa Is aan waafaq saney

Sharciga loola dhaqmo 😑. Sidey maacquul ku noqotay

Mase indha ka daawanaa maalin walbo 😳

Xasan Nuur Bootin-dheere and Ali Unshur HassanAyaa sidaas is dhaaf sadey
14/04/2024

Xasan Nuur Bootin-dheere and Ali Unshur Hassan
Ayaa sidaas is dhaaf sadey

60 jir ka adeg bir β™₯️
31/03/2024

60 jir ka adeg bir β™₯️

28/03/2024

Abgaal viv murusade 😁

Address

Cape Town

Telephone

+27614285494

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Hassan Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abwaan Hassan Abdullahi:

Shortcuts

Share

Category