19/08/2026
ALERT: Sida ku qoran galka baarista QM ee tirsigiisu yahay S/2013/413, Axmed Macalin Fiqi oo h**ey usoo ahaa Agaasimaha NISA, haatana ah wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa lahaa koox "madax jabis ah" oo Shabaab iyo NISA ka dhex shaqeysa, kuwaas oo dilal qorsheysan Muqdisho ka geysan jiray.
Baaritaanka QM ayaa heley in 2013 rag Shabaab ka tirsanaa oo NISA ay qabatay markii la wareystay ay si cad u sheegeen inay Axmed Macalin Fiqi u SHAQEEYAAN.
Dadka lagu dilay Muqdisho ee looga shakisan yahay inay kooxdaan dileen waxaa ku jira saraakiil dowladda iyo qaar mucaarad ahaa.
QM waxay kaloo sheegtay in FIQI iyo Shabaab uu ka dhexeeyay xiriir aad u fiican.
Barista wali waa socotaa madax Wayne h**e hassan sheikh maxamud waa kusoo jiraaa